Magool Studio waa studio professional ah oo qabata adeegyo badan sida sawirqaadista, muuqaal duubista iyo kuwo kale. Website-kooda annaga ayaa u dhisnay, booqo si aad u soo fiiriso.