Jaarlees.com waa blog uu leeyahay Maxamed Jaarlees, oo ah Madaxa Tiknoolajiyadda, iyo mid kamid ah aasaasayaasha shirkadda Isbaahi Digital Agency. Waxaan boortifooliyada ugu soo darnay maadaama lagu sameeyay website-kaas isla waaxda naqshadaynta website-yada ee shirkadda Isbaahi.

Waxaan kuu samayn karnaa blog kaan oo kale ama kaba sii qurux badan, na la soo xiriir Whatsapp