Urur Siyaasadeedka Sinnaan Iyo Caddaalad waxay kamid yihiin dadka aan wada shaqaynay, waxaan u dhisnay oo aan u naqshadeynay website-kooda, sidoo kale waxaan u dhisnay mobile app.

Haddii aad danaynayso in aan wada shaqayno soo dhawoow baan ku leennahay, na la soo xiriir Whatsapp