Danab Cable TV waa Cable TV cusub oo fariisinkiisu yahay magaalada caasimadda ah ee Garoowe, Puntland, Soomaaliya. Waa mid kamid ah clients-ka aan la shaqaynay waxaan u samaynay website, waad booqan kartaa si aad u soo indho indhaysid, adigana waxaan kuu samayn karnaa website-kaas oo kale iyo mid ka sii qurxoon.

Waxaan diyaar u nahay in aan kuu samayno website-ka maskaxdaada ku sawiran nala soo xiriir whatsapp